answersLogoWhite

0

Who is xaawo taako?

Updated: 4/28/2022
User Avatar

Wiki User

9y ago

Best Answer

Xaawo cismaan (xaawo taako) waxey eheed Halgamaayad Soomaaliyeed Taariikhda soomaaliyana baal dahaba kagashey xaawo taako qabiil ahaan waxay ahayed gabadh abskuul ah oo jidwaaq absamaa degaan ahaana waxay kasoo jeedaa gobolka jigjiga ee jidwaaq absame dego waxayna markay taariikhdu aheyd 1884 kudhalatay magaalada jigjiga. Xaawo cismaan (xaawo taako) waxay aheyd gabadh ilaahay caqli iyo xikmad kumalaystay oo wax aragti dheer waxaa iyadoo yar loogeeyay habar yarteed oo markaa deganayd degmada xagar ee jubada hoose intii ayna aadin muqdisho ee ayna bilaabin kacdoonkii gobonimo doonka ahaa ee aykaga soo horjeeday gumaysigii talyaaniga ahaa xaawo taako waxay dumarka soomaaliyeed kubaraarujin jirtay doorkii ay kaqaadan lahaayeen halganka ama kacdoonka lagag soo horjeedo gumaysigii talyaaniga 1943 ayay xaawo cismaan kubiirtay ururadii dhaliyarada ahaa ee markaa ka aas-aasmay muqdisho ee ay kamid ahaayeen SYL IYO LEEGO xaawa cismaan waxay kudhimatay banaan bixii xoriyo banana bixii gobonimo doonka ahaa ee 1948 kadhacay fagaaraha xoriyo iyadoo lagu dilay falaadh ( waran) ah kadib markii niman soomaaliya oo markaa u adeegi jiray cadawgii gumaysiga talyaaniga ay kala hortagtay dhagax ay kutuuraysay iyagoo markaa lahayaya magaceeda lana ogaa inay tahay gabadha kaliya ee wada baraarujisa dumarka soomaaliyeed una sheegta qaabkii ay ugala qayb galilahaayeen kacdoonkan kadhankaa gumaystaha talyaaniga oo uu markaa haystay gen. sir. Francis davies oo ahaa taliyihii kadanbeeyay dilkii marxuumada halgamaayada xaawo cismaan (xaawo taako) naxariistii jano allaha kawaraabiyee iyada iyo intii udagaalantayba gobonimada soomaaliyeedba ninkii dilkii xaawo cismaan (xaawo taako) ka danbeeyay waxaa la odhan jirey gen, sir francis davies oo ahaa taliye talyaaniya oo markaa haysan jiray ciidamada gumaysiga

Kana waa sawirkii generaalkii talyaniga ahaa ee kadanbeeyay dilkii marxuumad halgamaayad xaawo cismaan (xaawo taako)

Gen, Sir. Francis Davies

Xaawo taako waxey eheed Halgamaa Soomaaliyeed Taariikhna ku lah dalka iyo dadka Soomailyeed!
User Avatar

Wiki User

9y ago
This answer is:
User Avatar

Add your answer:

Earn +20 pts
Q: Who is xaawo taako?
Write your answer...
Submit
Still have questions?
magnify glass
imp
Continue Learning about TV & Celebs
Related questions

What are the lyrics for bhare naina?

According to Lyrics Mint, they are:"Kyun na bole mo se mohan kyunHai roothe roothe mohan yunKaise manaaun haai kaise manaauKyun na bole mo se mohan kyunHai roothe roothe mohan kyunKaise manaaun haai kaise manaauUn binn kate naa rainaUnn binn aawe na ik pal chainaUnn bin jeeun tto kaise main jeeu'n haay..Bahe naina Bhare morey NainaJhare morey nainaMohe naina sune naahi kehna, bahe morey nainaBahe naina Bhare morey NainaJhare morey nainaMohe naina sune naahi kehna, bahe morey nainaWhen you go when you leaveThen you take a little piece of me with youThere's a hole in my soulCause you take a little piece of me with you (x2)Haan Naino ke dwaare aane ke waade baandheAise bolo kaaaheChokhat pe dil ki aahat rakhi hai taako pe hai torey saayeUnn binn unhe manayeUnn bin kabhi jo unko rijhaayeUnn bin chhale hai mora ye jiyaBahe naina Bhare morey NainaJhare morey nainaMohe naina sune naahi kehna, bahe morey nainaBahe naina Bhare morey NainaJhare morey nainaMohe naina sune naahi kehna, bahe morey nainaHaanKomal badi hai saansan ki doriRoothe se bhi toot jaayeBaawan tarah se jee ko manaayaKhoje ajaunh tori raaheUnn bin unhe main paaunUnn bin unhe main garwa lagaaunUnn bin unhe mora jee lage haay...Bahe naina Bhare morey NainaJhare morey nainaMohe naina sune naahi kehna, bahe morey nainaBahe naina Bhare morey NainaJhare morey nainaMohe naina sune naahi kehna, bahe morey nainaBahe naina Bhare morey NainaJhare morey nainaMohe naina sune naahi kehna, bahe morey nainaBahe naina Bhare morey NainaJhare morey nainaMohe naina sune naahi kehna, bahe morey naina"