answersLogoWhite

0

mujaahid lixle waxa uu sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidamadii snm waxana la odhan karaa waxa uu ahaa ilayskii somali national movement . waxa u dhabar jab wayn ku ahaa taliskii maxamad siyaad bare . waxa uu ahaa geesi lama ilaawan ah . waxa uu ku shahiiday dagaalkii burco duuray . ilaahay naxariistii janno haka waraabiyo aaamiin

User Avatar

Wiki User

13y ago

What else can I help you with?

Continue Learning about TV & Celebs